Go to content Go to navigation Go to search
RESOURCE: Discover your potential... achieve your dreams

Af-Soomaali

Resource waa hay’ad aan faaiido doon ahayn, kana shaqaysa in ka badan 50 barnaamij oo kala duwan ayna ka mid yihiin shaqo gayn, tababaro caafimaadka,la dagaalanka muqaadiraadka, caafimaad maskaxda. Shaqaalaheenu waxay leeyihiin luuqado iyo dhaqamo kala duwan.

Inkastoo shaqooyinka badanaa lagu qabto luuqada Ingiriisiga, qaybo ka mid barnaamijyada ayaa waxaa ka shaqeeya shaqaale ku hadla luqado kale. Run,ahaantii waxay shaqaalaheenu ku hadalaan in ka badan 25 luqadood.

Hadii aad u baahan tahay war bixin dheerad ah oo ku saabsan hay’adeena ama shaqada aan qabano wac 612-752-8000 (English) ama 612-752-8590 (Af-Soomaali).